Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025 admin
Wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa Madaarka Boosaaso ku soo dhaweeyey masuuliyiin iyo injineero ka socda Hay’adda DP-world ee dhisaysa Dekedda magaalada.

6th June 2025 admin
Wiil dhalinyaro ah ayaa lagu dilay degaanada Dahabka laga qoto Allah ha u naxariistee Cali Maxmud Salad Wayrax (Cali Madobe) ayaa lagu dilay degaanka Milxo ee Buuraha Calmadow oo ah, halka Dahabka laga qoto. Dilalka ka dhaca degaankan Milxo ayaa aad u soo badanyey sanadahan danbe, mana jiraan ilaa hadda cid isu xil qaantay inay […]

6th June 2025 admin
Natiijada wareega kowaad ee Doorashada Guddomiyaha Golaha Shacabka : 1. Xasan Abdinur 98 cod 2. Shiekh Adan Madobe 74 cod 3. Abdulaahi Black 33 cod 4. Sharif Mohamed 13 Cod 5. Aadan Saransoor 23 cod 6. Abdirashid Xidig 6 cod 7. Saadiq 5 cod Musharax Aadan Maxamed Nuur Saransoor iyo musharax Cabdulaahi Axmed Black ayaa […]

6th June 2025 admin
Gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Dhabancad ayaa sheegay in aysan codayn doonin 17 xildhibaan oo ku sugan hool ka ay ka dhacayso doorashada gudoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

6th June 2025 admin
Booliiska Toronto ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle lagu magacaabo Abdilaziz Mohamed kaas oo kamid ahaa dadka aadka loo raadinayey. Sida ay booliiska sheegeen Abdilaziz ayaa dil u geeystay shaqsi lagu magacaabo Craig MacDonald oo jira 43 sanno. Hadaba Cabdiaziz ayaa ka mid ah shakhsiyaad gaaraya 25 qof oo aad loo raadinayo. Booliiska […]