Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025 admin
Khadiijo Diiriye oo 21 sano dhex fadhiday Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku dayday inay qabato hogaanka Soomaaliya, hase ahaatee waa ku fashilantay

5th June 2025 admin
Wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa Madaarka Boosaaso ku soo dhaweeyey masuuliyiin iyo injineero ka socda Hay’adda DP-world ee dhisaysa Dekedda magaalada.

5th June 2025 admin
Wiil dhalinyaro ah ayaa lagu dilay degaanada Dahabka laga qoto Allah ha u naxariistee Cali Maxmud Salad Wayrax (Cali Madobe) ayaa lagu dilay degaanka Milxo ee Buuraha Calmadow oo ah, halka Dahabka laga qoto. Dilalka ka dhaca degaankan Milxo ayaa aad u soo badanyey sanadahan danbe, mana jiraan ilaa hadda cid isu xil qaantay inay […]

5th June 2025 admin
Natiijada wareega kowaad ee Doorashada Guddomiyaha Golaha Shacabka : 1. Xasan Abdinur 98 cod 2. Shiekh Adan Madobe 74 cod 3. Abdulaahi Black 33 cod 4. Sharif Mohamed 13 Cod 5. Aadan Saransoor 23 cod 6. Abdirashid Xidig 6 cod 7. Saadiq 5 cod Musharax Aadan Maxamed Nuur Saransoor iyo musharax Cabdulaahi Axmed Black ayaa […]

5th June 2025 admin
Gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Dhabancad ayaa sheegay in aysan codayn doonin 17 xildhibaan oo ku sugan hool ka ay ka dhacayso doorashada gudoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.