Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

31st May 2025 admin
Maanta lama arag Bishii Shawaal, sidaas awgeed waxa a dhamaystirayaa 30 cisho ee bisha Ramadaan maalinta berito ah, Isniinta , 2nd May 2022 ayeey noqon doontaa haddii Allah idmo maalinta la ciidayo Cidul Al Fitr

31st May 2025 admin
Barnaamij soo koobaya horumarka ay degmada Badhan.

31st May 2025 admin
Buuq hareeyay baarlamaanka ka dib markii ay soo xaadireen xildhibaanadii Garbahareeyay iyo Ceelwaaq Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegaya in maanta buuq xoogan uu hareeyey ka dib kulan ay halkaas ku leeyihiin xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomalaya. Buuqa ayaa bilowday, kadib markii ay hoolka gudaha u galeen xildhibaanadii […]

31st May 2025 admin
Sh. Aadan Madoobe oo si rasmi ah ula wareegay Guddoonka Golaha Shacabka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaa maanta si rasmi ah xilka guddoonka golahaasi ugala wareegay Guddomiyihii Baarlamankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman. Shirka Golaha Shacabka ee maanta ayaa ahaa kii u horreeyey ee baarlamaanku yeesho tan iyo markii Shiikh […]

31st May 2025 admin
Ciidanka ilaaladda Canshuuraha Iyo Amnigda Dekeda Boososo Cutubyo Ka tirsan Ciidanka ilaaladda Canshuuraha Iyo Amnigda Dekeda Boososo oo Dib U dhis balaan lagu sameeyey ayaa maanta soo Bandhigay Dhoola Tus ay ku muujinayaan Cudda iyo Tayadooda ciidan .Taliyaha Ciidanka Cornel Warsame Ahmed Shirwac oo dadaal badan ku Bixiyey Dib u dhiska Ciidanka Iyo Kor U […]

31st May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad. Ra’iisul Wasaaraha oo la afuray labada mas’uul ayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda Qaran ee loo doortay […]