Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
11th January 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WAKIILKA ARRIMAHA SIYAASADDA IYO XIRIIRKA CAALAMIGA AH. Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 20-ka Luulyo 2024, kuna saabsan magacaabid Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu tixgeliyey: […]
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya?
11th January 2025 admin
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya? Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa waxay heshiis baaris shidaal ah la saxiixatay dawladda Turkiga kaas oo uu Turkigu shidaal ka baari doono saddex aag oo ku yaalla gudaha biyaha Soomaaliya, sidaas waxaa daabacay wakaaladda wararka Tukriga ee Anadol oo […]
11th January 2025 admin
Isra’il oo duqeysay magaalada Xudeyda ee Yemen Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee Isra’il Sabtidi shalay duqeeyeen dekadda magaalada Xudeyda ee dalka Yemen. Weerarkan ayaa yimid, maalin kaddib marki ay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Dowladda Iran ay gantaal nuuca […]
11th January 2025 admin
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Golaha ayaa kulanka aan caadiga ahayn ee caawa ku soo saaray Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga Hubka iyo Saanadda Ciidanka ee loo yaqaan (Cir-toogte), iyaga oo ansixiyey Siyaasadda Iibka Hubka, Rasaasta iyo qalabka […]
11th January 2025 admin
Faaqidaadda: Doorashooyinka harsan ee golayaasha deegaanka Puntland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka harsanaa ee golaha deegaanka ee Puntland oo lagu wado inay dhacaan 23-ka bishan July. Barnaamijka waxaa magaalada Garoowe ku soo diyaariyey, Nuux Muuse Birjeeb.
11th January 2025 admin
Maxaan kala soconaa Xuutiyiinta oo sheegay in ay bartilmaameed ka dhiganayaan Tel Aviv Militeriga Israel ayaa xaqiijiyay maanta in la weeraray socod balaaran oo ka dhacayay magaalada Tel Aviv kaas oo hal qof uu ku dhintay iyadoo kuwa kalena dhaawac fudud oo ka soo gaaray. Diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn oo aad u weyn oo […]