Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th May 2025  admin  

Sh. Aadan Madoobe oo ka hadlay doorashada madaxweynaha, xildhibaanada Gedo, qodobo kale MUQDISHU – Sheek Aadan Maxamed Nuur (Sh. Adan Madoobe) ayay xubnaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ay mar kale u doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka 28-kii April ee sanadkan, waxaana uu xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Sabtidii shalay. Haddaba wareysi gaar […]

29th May 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shariif ayaa isla maanta Jowhar lagu guddoonsiiyey shahaadada murashaxnimo ee kursigaas, waxaana kula tartamiyay musharax lagu magacaabo Shariif Abuukar Axmed.

29th May 2025  admin  

Hambalyo Raisal wasaraha somalia Mohamed Hussein Roble: Doorkii hir gelinta doorashada aqalka sare iyo golaha shacabka. Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Raisal Wasaaraha Somalia Mohamed Hussein Rooble, Raisal wasaare waxaad muujisay hogaamin siyaasadeed ,hal adaygnimo, hawl kar masuuliyadeed, halbeeg umadeed iyo hufnaan xil gudasho, ka dib markii aad ku guulaysatay hir gelinta doorashada aqalka […]

29th May 2025  admin  

Maanta lama arag Bishii Shawaal, sidaas awgeed waxa a dhamaystirayaa 30 cisho ee bisha Ramadaan maalinta berito ah, Isniinta , 2nd May 2022 ayeey noqon doontaa haddii Allah idmo maalinta la ciidayo Cidul Al Fitr

29th May 2025  admin  

Barnaamij soo koobaya horumarka ay degmada Badhan.

29th May 2025  admin  

Buuq hareeyay baarlamaanka ka dib markii ay soo xaadireen xildhibaanadii Garbahareeyay iyo Ceelwaaq Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegaya in maanta buuq xoogan uu hareeyey ka dib kulan ay halkaas ku leeyihiin xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomalaya. Buuqa ayaa bilowday, kadib markii ay hoolka gudaha u galeen xildhibaanadii […]