Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025  admin  

Waxaa maanta la iclaamiyey waqtiga ay dhici doonto doorashadda madaxweeynaha dalka. Doorashadda madaxweeynaha ayaa la iclaamiyey ineey dhacdo bishan aanu ku jirno ee May 15 oo ku beegan maalin Axad ah. Diiwaan gellinta musharixiinta u tartamaya kursiga madaxweeynaha ayaa furmi doonta May 8 illaa iyo May 10. Hadal jeedinta musharixiinta ayaa iyana dhici doonta bisha […]

30th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash Karaash ayaa shaqadii ka eryey sadexddii wasiir oo aad ugu dhowaa madaxweyne Deni Wsiiradan ayaa kka soo kaal jeeday Cumar Maxamuud, Ciise Maxamuud iyo Cali Saleebaan, waana kuwii diidanaa in Puntland ay noqoto Saldanad Burhan iyo Ilmo diyaano siday doonaan ka yeelaan Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa xilka ka […]

30th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeenna Soomaaliya

30th May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. Sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay barta golaha shacabka u uku leeyahay Facebook, kulanka ayaa waxaa diiradda saaray xaaladda amniga doorashada dalka. Waxaa sidoo kale qoraalka lagu sheegay in saraakiisha ciidanka looga […]

30th May 2025  admin  

Farmaajo Oo Soo Saaray Xeer Uu Uga Hortagayo Magacaabis Uu Sameeyey Rooble “Madaxweynuhu waxa uu baabi’iyey dhammaan wixii magacaabis iyo go’aan maamul ah oo taabanaya wax ka beddelka Hay’adaha gudaha ee dowladda iyo shaqaalaha Rayidka ah, laga soo bilaabo maalintii la dhaariyey Baarlamaanka ee 14-ka Abriil 2022”.

30th May 2025  admin  

Mucaaradka Soomaaliya waxaa halku-dheg u ah “Wixii shanta sano dalkan ka dhacay….”. Bal aan su’aalo ka waydiinno wixii shantaa sano dhacay qaarkood.  1. Shantaa Sano Madaxwayne Farmaajo ciidamadii ugu tiro iyo tayo badnaa burburkii kaddib saw muuna dhisin? – Haa; laakiin….?  2. Shan sano oo xidhiidha saw shaqaalaha iyo ciidamada Qalabka sidaa si joogta xuquuqda mushaharaadka […]