Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Calishire, oo ay weheliyaan Guddigii Shirkii Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.
5th May 2025 admin
Maamulka degmada Badhan ayaa booqday deegaanka Wardanbe ee Degmada Badhan Masuuliyiinta maamulka Degmada Badhan ayaana ukuur galay xaalada guud ee deegaankaasi

5th May 2025 admin
Howlgalkii Puntland ku qaaday Argagixisada halkee marayaa maxaa laga yelaya Ajaanibta Falanqyan

5th May 2025 admin
WARAYSI XOG BADAN LAGU LAFO GURAY OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN!

5th May 2025 admin
Lubnaan oo wiilka Sheekh al-Qaradawi u gacan gelinaysa Imaaraadka Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go’aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. Qaradaawi, oo sidoo […]

5th May 2025 admin
Maxaa ka jira eedeynta ah in dhoofka xoolaha Soomaaliya loo xiray shaqsi ajnabi ah 8 Saacadood ka hor Warar aanay BBCdu u xaqiijin karin si madax banana ayaa sheegaya in dhoofka xooolaha Soomaaliyeed ay dowladda Soomaaliya u xirtay ganacsadde Ajanbi ah, arrintaasoo ay qeylo dhaan ka muujiyeen ganacasatada xoolaha iyo xildhibaano ku dhow ilaa 100 […]