Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2024  admin  

Maxay tahay diyaaradda aan duuliyaha laheyn ee markii ugu horreysay ay heleen ciidamada Gorgor? Dhawaan Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee gorgor ayaa shaaciyay in ay heleen markii ugu horreysay diyaarad nooca drone-ka ah ee aan duuliyaha lahayn oo lagu magacaabo “TOGAN”. War qoraal ah oo lagu shaaciyay barta Facebook ay ku leeyiiin ciidamada Danab, ayaa lagu […]

26th November 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud,Gaadiidka iyo Guriyeynta Puntland Mudane Faarax Cawad Jaamac Oo Dhagax dhigay Suuqa Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag,

26th November 2024  admin  

Cuba oo diiday war Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo Cuban ah oo kooxaha Jihaadiyiinta Soomaaliya ay ka soo afduubteen Kenya shan sano ka hor. Kooxda Al-Shabaab ayaa bishii Febraayo sheegtay […]

26th November 2024  admin  

Dagaal buuxa miyuu isu beddeli doonaa iska hor imaadkii dhex maray Xisbullah iyo Israa’iil? Sheekadeena aynu ku bilowno maqaal uu wargeyska ‘’Foreign Policy’’ cinwaan uga dhigay ‘’xaaladda u dhaxeysa Israa’iil iyo Xisbullah ma horseedi doonto doonto dagaal buuxa.’’ Qoraaga maqaalka oo la yiraahdo Cali Haashim ayaa qoraalkiisa ku bilaabay xaaladda ka sii daraysa ee iska […]

26th November 2024  admin  

Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow Hassan ( Mayd Xarashe) iska qabo heesta 🏏 A new song delves deeply into the failures of the Somali president, who has plundered the nation's wealth. Today, he's desecrating the graves of brave individuals who died for Somalia, aiming to sell a cemetery. What hope remains for… pic.twitter.com/upi94Tixry — […]

26th November 2024  admin  

Markan dadkii dhintay ayaa la miisamayaa oo lacag laga doonayaa marka eheladoodu ay Kala soo baxeen qabuurihii ay ku aasnaayeen, ka Dib markii lagu war geliyey in qabuuraha dhul ganacso laga dhigayo WTF!! Are we seriously dealing with warlords again? Is this 1991? Today, people in #Mogadishu are carrying corpses, and the police are demanding, […]