Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th January 2025  admin  

ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso […]

10th January 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga noqon lahaayeen dadka Maalgashiga ku sameysanaya Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyadda XFS mudane Maxamed […]

10th January 2025  admin  

Maxay tahay sababta abalmarinta loo guddoonsiiyay ciidamada Nigeria ee ka howlgala Soomaaliya? Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa abaal-marin guddoonsiisay 160-askari oo ka tirsan booliska dalka Nigeria, kuwaasi oo ku muteystay abaal-marinno sida wanaagsan ee ay u guteen howshooda nabad-ilaainta iyo amniga Soomaaliya. Saraakiisha cutubka 12-aad ee qeybta Booliiska […]

10th January 2025  admin  

Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen labada dhinac. “Labada Madaxweyne ayaa waxay isku afgarteen in kor loo qaado xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, lana […]

10th January 2025  admin  

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah h u naxariistee Cabdi Casiis Maxamed Siciid Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday gobolka British Columbia, Canada Waxaan halkan si gaar ah ugu tacsiyadeenaynaa Adeerkiis uu jeclaa Cumar Saciid Walaalihiis u ka mid yahay saaxiibkayo Najiib iyo Caruurtii uu ka […]

10th January 2025  admin  

Masar oo golaha amaanka ee QM u sheegtay inay talaabo qaadi doonto haddii ay Itoobiya sii waddo buuxinta biyoxireenka Masar ayaa sheegtay in dal ahaan ay leedahay xaq ay ku qaadi karto talaabooyinka lagama maarmaanka u ah xaqiijinta bedqabka biyaheeda, sababo la xiriira biyo xireenka ay Itoobiya ka dhistay wabiga Niil. Xukuumadda Qaahira ayaa arrintaas […]