Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th November 2024  admin  

Shirka Dowladda iyo Dadweynaha oo Maanta Ka Furmay Magaalada Garoowe. Mudnaanaha Hortebinta u leh Wasaaradda Caafimaadka: Siciid Jaamac Qoorsheel.Wasiirka Caafimaadka Puntland, ahna Guddoomiyaha Guddiga horumarinta Arrimaha Bulshada.

25th November 2024  admin  

Waa kuma safiirka cusub ee uu Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya ee uu madaxweyne Xasan ka guddoomay warqadaha? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Mareykanku usoo magacawday Soomaaliya Richard H. Riley, isaga oo ka guddoomay nuqulka Warqadaha safiirnimo ee Soomaaliya. Bishii Maarso ee sannadkii hore ayuu Madaxweynaha Mareykanka, Joe […]

25th November 2024  admin  

Siyaasiyintii USC iyo SNM oo qabyaalddii ay Somaliya ku bur buriyeen la galaxy Masaajidadada. Haddaad horay uga yaabanayd madaxweyne Culusoow oo maalinta Jimca qabyaalad uga sheekèya Masàjidka, hadda waxa ku soo biiray Faysal Dhurwaa.. khudbadda Ina Dhurwaa ka Dib maxaa dhacay?. Hoos ka daawo Breaking News 🗞️: Korneyl Muse Bihi fires shots at GarXajis Suldaan […]

25th November 2024  admin  

Sahro iyo Biixi ayaa mujaahideen ah Caruurtayada Imtixaan looga dhigi maayo Taliska Booliska ee Gobolka sanaag iyo Masuuliyiinta Degmada Badhan Ayaa Digniin Udiray Qaar kamid ah Dugsiyada Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag oo ay Sheegeen in ay ku Howlanyihiin in ay Soo Geliyaan Gobolka imtixaanta Maamulka Soomaali diidka ee Somaliland.

25th November 2024  admin  

Maxaad kala socotaa Xuska Geela ee Soomaaliya ka dhacaya? Qaramada Midoobey ayaa sannadkan 2024 u aqoonsatay Sannadka Bahda Geelasha Adduunka, kaas oo looga golleeyahay in sare loogu qaado ogaalka dadweynaha iyo dadka siyaasadda dajiya ee la xiriira kaalinta xayawaankani kaga jiro nolosha aadanaha. Malaayiin dad ah oo reer guuraa u badan kuna kala nool duinda […]

25th November 2024  admin  

Kumanaan ciidamo Itoobiyaan ah oo soo galay Matabaan Wararka ka imanaya magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo lagu qiyaasay 4 kun oo askari oo lugeynaya ay magaalada soo galeen saakay. Ciidamadan oo la sheegay inay ka soo gudbeen xadka Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay inay ku raad joogaan maleeshiyo […]