Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th April 2025 admin
Dambiile ku jira xabsiga Mareykanka oo farriin warbaahinta qabsatay u diray madaxweyne xil haya Joaquรญn “El Chapo” Guzmรกn, oo ka mid ahaa dadka sida aadka ah loo doon doonayay ee daroogada ka ganacsada, ayaa billaabay codsi gargaar ah oo uu u dirayo madaxweynaha Mexico. Mid ka mid ah qareennada “El Chapo’s”, Josรฉ Refugio Rodrรญguez, ayaa […]

12th April 2025 admin
๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐๐ฆ ๐ผ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐บ๐ฒ๐ฒ๐น ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ต๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ ๐บ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโiisul Wasaaraha ahna Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga. Golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale meel mariyey heshiiska is af-garad ee […]

12th April 2025 admin
Wariye Jamal Muhumed Osman “Ra’iisal wasaare Hamza Abdi Barre waa Nin liita oo in Mogadishu la igu dilo wax ka qorsheeyay”

12th April 2025 admin
Muwaadinkii Soomaaliyeed ee dalka xooga looga musaafuriyey oo hadlay. Jamaal Maxamed Cismaan, oo ah weriye Soomaaliyeed oo caalami ah, una shaqeeya mid ka mid ah warbaahinta loogu daawashada badan yahay, ayaa mar uu dhowaan soo gaaray Soomaaliya si u diyaariyoo barnaamijyo ka hadlaya tacadiga Dumarka ayaa Garoonka Muqdiho waxa isbaaro u dhigatay Taliye Xamdi oo […]

12th April 2025 admin
Imaaraadka oo deegaanka Soomaalida ka hirgelinaya mashruuc koronta lagu dhalinayo Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ku heshiiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalinayo. Masruucan korontadaha qorraxda looga dhalinayo oo ay ku kaceyso miisaaniyad dhan 400 malyan oo doolar oo ay Imaaraadka maalgelineyso deegaannada Itoobiya oo laga hirgelinayo waxaa ka mid ah Soomaalida iyo Cafarta. Waxaana deegaannadaasi […]

12th April 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Baydhaba kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta deegaanka ee mucaaradka ah. Kulanka waxaa ka qayb galay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirkii hore ee […]