Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th April 2025  admin  

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga. Golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale meel mariyey heshiiska is af-garad ee […]

11th April 2025  admin  

Wariye Jamal Muhumed Osman “Ra’iisal wasaare Hamza Abdi Barre waa Nin liita oo in Mogadishu la igu dilo wax ka qorsheeyay”

11th April 2025  admin  

Muwaadinkii Soomaaliyeed ee dalka xooga looga musaafuriyey oo hadlay. Jamaal Maxamed Cismaan, oo ah weriye Soomaaliyeed oo caalami ah, una shaqeeya mid ka mid ah warbaahinta loogu daawashada badan yahay, ayaa mar uu dhowaan soo gaaray Soomaaliya si u diyaariyoo barnaamijyo ka hadlaya tacadiga Dumarka ayaa Garoonka Muqdiho waxa isbaaro u dhigatay Taliye Xamdi oo […]

11th April 2025  admin  

Imaaraadka oo deegaanka Soomaalida ka hirgelinaya mashruuc koronta lagu dhalinayo Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ku heshiiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalinayo. Masruucan korontadaha qorraxda looga dhalinayo oo ay ku kaceyso miisaaniyad dhan 400 malyan oo doolar oo ay Imaaraadka maalgelineyso deegaannada Itoobiya oo laga hirgelinayo waxaa ka mid ah Soomaalida iyo Cafarta. Waxaana deegaannadaasi […]

11th April 2025  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Baydhaba kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta deegaanka ee mucaaradka ah. Kulanka waxaa ka qayb galay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirkii hore ee […]

11th April 2025  admin  

Agaasimaha Guud ee ciidamada PMPF Mudane Cabdirabbi Cabdisamed Maxamed ayaa kulan kula qaatay badda magaalada Boosaaso mid ka mid ah Maraakiibta Dagaal ee Midawga Yurub ee ilaalada Badaha Soomaaliya saraakiisha ugu saraysa Midawga Yusub ee ilaalada Badda Soomaaliya iyo Saraakiil ka socdey EUCAP SOMALIA. Markabka ayaa lagu magacaabaa EUNAVFOR Frigate (Santa Maria).