Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd April 2025 admin
Guddiga ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabanayso wajiga 2-aad ee diiwaangelinta gobalada Sanaag, Haylaan iyo Nugaal.Warqadda hoosse ka akhriso warsaxaafadeedka Guddiga.

2nd April 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya […]

2nd April 2025 admin
Xildhibaan Cali Mahadi (Qalato), oo ku guulaystay arin uu madaxweyne Farmaajo ku fashilmay

2nd April 2025 admin
Xasan Culusow oo la soo xiriiray Isimada Dhulbahante ee ku sugan Laascaanood Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo la soo xiriiray ALLSANAAG, ayaa noo sheegay in madaxweyne Xasan Culusoow uu la soo xiriiray Isimada Dhulbahante ee ku sugan xadunta gobolka Sool ee Laascaanood, uuna ku casumay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho . Dhowaan ayeey ahayd markii […]

2nd April 2025 admin
Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaanoo maanta Laascaanood lagu soodhaweeyey

2nd April 2025 admin
Kooxda SNM ee beenta kala midka Geoge Santos ayaa ka been sheegaya waxa ka socda gobolka Sool in si bahdilan gobolka looga nadiifiyey