Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd April 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ader Shire muuse Bootaan oo galabta ku geeriyoodey magaalada Garowe . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uu ka siiyo Aamiin Aamiin. إِنَّا لِلّهِ […]

2nd April 2025 admin
Gobolada SSC Oo Si Madaxbanan Deeqahooda Horumarineed U Helaya Kadib Kacdoon Shacab Oo Miradhalay.

2nd April 2025 admin
RW Xamze ayaa Sarkaal ay ilmo adeer yihiin u magcaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Jeneraal Sulub Axmed Fidhin ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya Xijaar, ayaa xilka laga qaaday.genaral Sulub wuxuu horay u soo noqday Taliye xigeenka Booliska, \

2nd April 2025 admin
”Anagu waxaan aqoonsanahay Dowladda Dhexe ee Somalia, SNM waa lagala xisaabtamayaa xasuuqii ay ka geysatay Dhulkeen…” Garaad Mohamed Garaad Abshir Saalax.

2nd April 2025 admin
Howshii Siciid Qorsheel uu bilaabay ayaa guul ku soo dhamaatay Maareeyaha hey’adda duulista rayidka ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Xasan oo wareysi siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in hawada Soomaaliya ay ku guuleysatay inay gaarto heerka ugu sarreeya ee qiimeynta caalamka, taas oo ka dhigan in badqabka duulimaadyada hawada ay meeshi ugu sareysay ay noqotay, […]

2nd April 2025 admin
Warbixin: Laascaanood maxaa Kaa qarsoon? Weriye Mohamed Hassan Dhalo.