Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th March 2025  admin  

Madaxweyne Deni oo balan qaaday inuu jidka Barakaysan uu sanadkan meel fiican gaarsiinayo. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo intii Siyaasi Somaali soo martay ah midka balantiisa oofiya oo wuxuu balan qaado sidii u sheegay u dhamaystira, ayaa dhowaan khudbad uu ka jeediyey magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari wuxuu ku sheegay in jidka Barakaysan ee […]

30th March 2025  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye Action Group (HAG), oo uu hogaamiye u yahay madaxweynaha Somaaliya ee hadd Xilka hayaa Hogaamiye Xasan Culusoow, mar walba waxay raadin jireen Siyaasi ka soo jeeda Beesha Darood oo ay hub ahaan ugu isticmaalaan danahoda guracan . Ra’isul wasaarayaashii dalka Soo maray ee ka so jeeday beesha Daarood, oo uu ku jiro RW […]

30th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ader Shire muuse Bootaan oo galabta ku geeriyoodey magaalada Garowe .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uu ka siiyo Aamiin Aamiin. إِنَّا لِلّهِ […]

30th March 2025  admin  

Gobolada SSC Oo Si Madaxbanan Deeqahooda Horumarineed U Helaya Kadib Kacdoon Shacab Oo Miradhalay.

30th March 2025  admin  

RW Xamze ayaa Sarkaal ay ilmo adeer yihiin u magcaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Jeneraal Sulub Axmed Fidhin ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya Xijaar, ayaa xilka laga qaaday.genaral Sulub wuxuu horay u soo noqday Taliye xigeenka Booliska, \

30th March 2025  admin  

”Anagu waxaan aqoonsanahay Dowladda Dhexe ee Somalia, SNM waa lagala xisaabtamayaa xasuuqii ay ka geysatay Dhulkeen…” Garaad Mohamed Garaad Abshir Saalax.