Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

31st March 2025  admin  

31st March 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Bilaal al-Sudani Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla mamaul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu […]

31st March 2025  admin  

Wafdi ka socda Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Qadar oo gaaray Kismaayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle iyo xunmo kale oo ka socday Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo oo xarun u ah Dowlad Goboleedka  Jubbaland. Mas’uuliyiintaasi ka socday Dowladda Federaalka iyo Dalka Qadar,waxaa magaaladaasi ku […]

31st March 2025  admin  

Maraykanka oo sheegay inay dileen hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, ka dib hawlgal ay ka fuliyeen woqooyiga Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani […]

31st March 2025  admin  

Safarki Garaad Maxamed Garaad Abshir Garowe iyo L.scnood

31st March 2025  admin  

Labadii jeer ee Beelweynta Dhulbahante ku dhawaaqeen maamulladii SSC iyo Khaatumo ee kala dambbeeyey ,waxa jirey khaladaad farsamo.Labada jeerba iyadoon degaankii la xorayn ama gacanta lagu dhigin baa la bilaabay dhisme dawladeed iyo maamul. Arrimahaasi waxay keeneen tabashooyin iyo waxkala tirsi dhexdiinna ah. Tabashooyinkaas iyo faragelintii maamullada hareeraha baa dhabarjab ku noqotay inay hirgalaan nidaamyadii […]