Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th March 2025 admin
Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macalin Maxamuud. Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho iyo is xogwaraysi guud, ayaa diiradda lagu saaray hannaanka shaqo ee guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda, […]

26th March 2025 admin
Sida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii Turkiga iyo Pakistan ayaa si adag uga falceliyay ficilkii uu jimcihii ku dhaqaaqay siyaasi la yirahdo Rasmus Paludan kaas oo kitaabka qur’aanka ku gubay bannaanka misaajid ku yaalla magaalada Copenhagen iyo afaafka hore ee safaarada Turkiga uu ku leeyahay dalka Denmark. […]

26th March 2025 admin
Mareykanka oo $41 milyan oo dheeri ah ugu yaboohay Soomaaliya Danjire Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield oo booqasho ku joogta magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dheeri ah, si loo badbaadiyo nolosha Soomaalida, looguna daboolo baahiyaha bini’aadinimo ee Soomaaliya. “Xaaladda bini’aadantinimo ee […]

26th March 2025 admin
Daawo qaar ka mid ah dadkii sida isir sooca ah Laascaanood looga raafay oo qeyb weyn ka qaadanaya kacdoonka buluuga ah

26th March 2025 admin
oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.

26th March 2025 admin
Muhiimadda Diiwaangelintu u leedahay gobolada Sanaag iyo Haylaan