Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th March 2025  admin  

Golaha wasiirrada XFS oo shir aan caadi aheyn ku ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo lagu ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis oo kala quseeya dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Jimcaale ayaa ka warbixiyey kulankii ay caawa yeesheen Golaha […]

25th March 2025  admin  

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan Sarkaal sare oo u hadlay dalka Iran ayaa sheegay in dalalka Iran iyo Ruushku inay isku xidheen hannaanka isgaadhsiinta ee bangiyadooda iyo nidaamka kala wareejinta lacagaha, si arrintaasi ay gacan uga geysato kor u qaadista ganacsiga iyo macaamilka maaliyadeed. Arrintan ayaa […]

25th March 2025  admin  

Maxkamadda militeriga Soomaaliya oo xukun ku ridday ‘xaaska hoggaamiyaha Daacish’ Maxkamadda militeriga ee Soomaaliya ayaa 8 sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay inay aheyd xaaska hoggaamiyaha IS ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. Maxkamadda militeriga waxay sidoo kale sheegtay in haweeneydan ay qaabilsaneyd lacg u diridda kooxda . Fartuun Cabdiqaadir oo isticmaaleysay “magacyada kala […]

25th March 2025  admin  

” Somaliland waa dal ka mid ah dalalka deriska la ah Somaliya …” Raysal wasaare ku xigeenkii hore ee Somaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidan maanta ka hor sheegay baarlamaanka Somaliya “We looked at the laws of neighboring countries including Somaliland” Said MP Mahdi Guled from Somaliland. Sahra Halgan wasn’t wrong. Some SL MPs are […]

25th March 2025  admin  

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda  Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macalin Maxamuud. Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho iyo is xogwaraysi guud, ayaa diiradda lagu saaray hannaanka shaqo ee guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda, […]

25th March 2025  admin  

Sida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii Turkiga iyo Pakistan ayaa si adag uga falceliyay ficilkii uu jimcihii ku dhaqaaqay siyaasi la yirahdo Rasmus Paludan kaas oo kitaabka qur’aanka ku gubay bannaanka misaajid ku yaalla magaalada Copenhagen iyo afaafka hore ee safaarada Turkiga uu ku leeyahay dalka Denmark. […]