Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025 admin
Ma tahay inay Soomaalidu ku biirto bahweynta Bariga Afrika? Siyaasiyiinta Hawiye, gaar ahaan kuwooda xag jirka ah ee marka la soo gaabiyo loogu yeedho HAG, ayaa iyaga oo Soomaalida marin habaabinaya xaaladda jirtana ka leexinaya, iyaga oo ay ka tahay qabyaalad, waxay mar kale waxay fureen dood ah “Ma tahay inay Soomaalidu ku biirto bahweynta […]

21st March 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray wejigii labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed oo xal looga gaaray dhammaan tabashooyinkii laga qabay hannaanka doorashooyinka Dowlad-goboleedka KGS

21st March 2025 admin
Cisminaan Maxamuud iyo Cumar Maxamuud mid laba goor ayeey soo qabteen hogaanka Puntland, markii la soo gaartay MARKAYAGII aan qaban lahayn maxaa keenay doorashada. Dhalinyaro ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen, ayaa jabhad kaga dhawaaqay gobolka Nugaal oo ay ka mid tahay Garowe, caasimadda lagu muran san yahay inay caasimad u sii ahaato […]

21st March 2025 admin
“Sanaag iyo Haylaan, Dhulkan waxaa lagu sheegay dhul lagu muransan yahay iyo dhul aan amaan lahayn waxaas oo dhan waa been, Wuxuu ka amaan badan yahay gobolo badan oo Soomaalia kamid ah,” Waraysi Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland mudane Abdirisak Ahmed Said

21st March 2025 admin
Diiwaangelintii ka socotay gobolka Sanaag oo meel fiican maraysa. Hoos ka daawo Dabaal dega beesha Garab sare ee Warsangeli, ee galbeedka ugu xigta beel weynta Warsangeli ee Degta degmada Ceerigaabo iyo degaano hoos yimaada. Arintan diiwaangelintu waxay soo afjartay Gobolka Sanaag waa lagu muransan yahay, sababtoo ah diiwaangelintii ka soo bilaabantay bartamaha magalada Boosaaso ayaa […]

21st March 2025 admin
Wasiirka dagaalka ee maamulka SNM Cabdiqani Caateeye, ayaa ku yidhi Ina Cali Koore naga aamusiya Eygan qaylada badan