Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025  admin  

Maleeshiyaadkii beelaha Isaaq ku midaysnaayeen ee SNM ayaa soo weeraray Laascaanod

21st March 2025  admin  

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa meel u dhow degmada Ceelaayo oo ka tirsan gobolka Haylaan ee Puntland oo qiyaastii 30 kiilo mitir dhinaca galbeed ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacay qarax miino oo dhulka lagu aasay isla markaasna lala eegtay gaari ay saarnaayeen dad rayid ah. Qaraxan ayàa sababay dhimashada 2 ka tirsanaa dadka dahabka […]

21st March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeenka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria Kwakwa. Kulanka waxaa si qoto dheer looga dooday mashaariicda horumarineed ee Baanka Adduunka uu ka fuliyo iyo sidii loo waafajin lahaa baahida dhabta […]

Hogaamiyihii Macawislayda Gobolka Sanaag oo la dilay Allah ha u naxariistee C/rashiid Cali xiirey, oo ahaa hogaamiyaha Macawisleeeyda gobolka Sanaag , madaxna u ahaa dhalinyaro iyagu iskood isu abaabushay ayaa qarax miino ah oo loo dhigay degaanada ugu kahayraadka badan gobolka Sanaag lagu dilay. Dhalinyaradn is xilqaanatay oo dullnimada diiday iyo in nin Beer iyo […]

21st March 2025  admin  

Qarax ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay gobolka Hayland Inta la ogyahay labo qof ayaa ku geeriyoday qarax ka dhacay magaalada Ceelaayo ee gobolka Hayland. Qaraxan ayaa waxa ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Cali Maxamuud (Dhabacato) iyo Cabdirashiid Cali Xiireey ( Abeeso dhuun). Allah ha u naxariistee Zakariye Layloon oo qabay dhawac […]