Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th March 2025  admin  

Beelo ka mid ah Puntland, ayaa gaaray gobolka Sool. si ay uga qayb qaataan difaaca Qaranka Soomaaliyeed ee uu duulaanka ku soo qaaday kaligii taliyaha Jabuuti iyo xulafa Soomaali ah oo la shaqaysanaysa

20th March 2025  admin  

Shan dal oo dunida hoggaamin doona sanadka 2050-ka Ka bixitaankii Ingiriiska ee Midowga Yurub fayrasak karona, dagaalka Ukraine iyo canshuuraha ganacsiga ayaa laga yaabaa in ay abuuraan xaalado dhaqaale, laakin inkastoo caqabadahaas ay jiraan haddana waxaa la qiyaasayaa in dhaqaalaha adduunka uu sii wadi doono koritaanka tobanaanka sano ee soo socda. Dhab ahaantii marka la […]

20th March 2025  admin  

CEERIGAABAAN U DHOWNAHAY, LAASCAANO QORI BAY ISKU XOREYSAY LAKIIN ANNAGU QALIN BAAN ISKU XORAYNEYNAA HOOS KA DAAWO NABADOD MURSAL MAXAMED CABDI

20th March 2025  admin  

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA KORMEER UGU TAGAY CIIDAMADA DIFAACA EE GOBOLKA SANAAG. Sanaag: February,12 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta kormeer ugu tagay ciidamada difaaca Dawladda Puntland ee ku sugan jiidaha Gobolka Sanaag, kuwaas oo kala ah Hadaaftimo, Kalgu-bataale, Carmaale, Dawaco, Damala-xagarre, Sibaaye iyo Ceelbuuh oo dhammaantood ka […]

20th March 2025  admin  

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ayaa caawa magaalada muqdisho waxa ay soo gaarsiisay 11 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada culus ka ay ka soo gareen dagaalka maalintii lixaad ka socda magaalada laascaanood.

20th March 2025  admin  

Wiilkan yar ee Harti ee cabaadaya Anaga ha nala joogina orad dadkaagii aad. Salaeebaan gaal ayaa sidaa ku yidhi mid yar oo jidbaysan oo Marabbi ku ahaa golaha ay beelaha Isaaq ku kulmaan I'm loving this! This is a lesson to all Warsangeli and Dhulbahante pic.twitter.com/mC1s7HRJYN — Elham Garaad ✍︎ (@EGaraad_) February 11, 2023