Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th March 2025  admin  

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay duqaymaha ay somaliland ka waddo magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool.Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay duqaymaha ay somaliland ka waddo magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool. @yusuf saxardid 

20th March 2025  admin  

Aqoonyahan sare Maxamuud Cali Geeldoon ayaa DFS ku eedeeyay in aanay arrimaha Laascaanood u wajahin sidii la rabay, isaga oo Muuse Biixi u sheegay in aanu cab urine karin dadka ra’yigooda

20th March 2025  admin  

General Maxamed Jaamac indhayare oo farriin adag u diray Muuse Biixi.\ General Sareeye guuto Maxamed Jaamac indhayare , oo ka mid ah saraakiishii Soomaaliyeed ee ay horay isu arkeen Biixi iyo Ina kaahin ayaa balan qaaday inuu Laascaanood tegayo, oo casharaddii istaagay 30 sano uu halkii ka sii wadi doono.

20th March 2025  admin  

Boqor Burhaan Boqor Muuse ” Madaafiicda aad ku garaacaysaan dadka Maxaasta ah masuuliyadeeda idinka qaadaya ”

20th March 2025  admin  

RW Xamze oo ka hadlay amniga Muqdisho ayaan ka hadlin duulaanka SNM ee gobolka Sool Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo shaqadiisu soo dhaafin magaalada Muqdisho, ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo qaabkii hore ee amniga caasimadda loo sugi jiray, kadib kulan uu shir guddoomiyey oo […]

20th March 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil , ayaa kormeer ugu tagay ciidanka difaaca dowladda Puntland ee ku sugan jiidaha Gobolka Sanaag ee kala ah Hadaaftimo, Kalgu-bataale, Carmaale, Dawaco, Damala-xagarre, Sibaaye iyo Ceelbuh