Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025  admin  

Qatar oo guryihii yaryaraa ee Koobka Adduunka ugu deeqday dadkii ka badbaaday dhulgariirka Dalka Qatar ayaa qorshaynaya inuu ugu deeqo dalka Turkiga, illaa 10,000 oo ah degsiimooyinkii yaryaraa ee loogu talo galay dadkii ka qayb gelayey koobkii dunida ee ka dhacay dalkaas iyo weliba gadiidkii martida qaadayey. Guryahan yaryar ayaa loogu talo galay inay hoy […]

19th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi u badan beesha Hawiye ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka — Mudane Xasan Macallin Maxamuud 2. Wasiirka Arrimaha […]

19th March 2025  admin  

Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood, waxayna walaac xooggan ka muujiyeen “wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.” Magaalada Laascaanood ayaa waxaa maalintii sagaalaad ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo ciidamada deegaanka, dagaalladaas oo ay ku dhinteen ku dhowaad 60 qof, kuna […]

19th March 2025  admin  

Waa kuwee Waddamada Yurub ee maanta Soomaaliya deynta ka cafiyey? Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha ee loo soo gaabiyo IFAD ayaa uga mahadceliyey cafinta daymihii ay ku lahaayeen Soomaaliya oo dhan 30 Malyan oo doolar. Waxa uu ku ammaanay […]

19th March 2025  admin  

“XAMZA MA MUDNA IN UU MEESHA SII FADHIYO MAADAAMA UUSAN CIDNA MATALIN” | Garaad Cabdirisaaq Maxamed oo kamid ah Issimadda Gobalka Sanaag ayaa si adag uga hadlay Dagaalka Laascaanood.

19th March 2025  admin  

GURMAD UYO TAAGEERO SHACABKA IYO DADWEYNAHA XAQ U DIRIRKA GOBOLKA SOOL