Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025  admin  

Garowe, February 14, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiska ku qaabilay madaxa xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mr Evert Kets. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay Xiisadda ka aloosan magaalada Laascaano ee Gobolka Sool, wax ka qabashada Arrimaha Bini’aadantinimada ee ku aadan […]

19th March 2025  admin  

Waxa ka dhacay Laascaanood, waa wixii dhacay 1988 ” sidaa waxaa yirI Ra’iisul wasaaraha Somaliya Xamse Cabdi Barre

19th March 2025  admin  

Shacabka iyo odayaasha SSC ayaa gaaray go’aan mideeysan oo ah in deeggaanadooda ay hoos tagayaan dawladda federalka, balse maamulka Hargeeysa ayaa laga dhaadhicin la’yahay in dadka deeggaanada SSC ay aayahooda ka tashadeen. Maamulka Hargeeysa iyo shacabkooda ayaa u muuqda kuwo is maahinaya, is indha tiraya oo ineey miyir qabaan iyo in kale aan la kala […]

19th March 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F2389869321172881%2F&show_text=false&width=560&t=0Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka

19th March 2025  admin  

Toddobo askari oo u dhalatay dalka Congo ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu eedeeyay in ay fulaynimo u muujiyeen cadawga, islamarkaana ay argagax isku abuureen markii ay ka carareen fallaagada M23. Askarta ayaa dafiray eedeymaha loo haysto, waxaana qareenadooda ay sheegeen inay racfaan ka qaadan doonaan go’aanka maxkamadda, sida ay sheegeen maamulka […]

19th March 2025  admin  

Beesha Jidwaaq Absame Daarood oo Ku sugan Jigjiga ayaa siadag Uga hadlay Xaalada Laascaanood