Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta ee mid ka mid ah masaajidda magaalada Boosaaso. Kadib salaadda, Wasiirku waxa uu kulamo gaar-gaar ah la yeeshay culimada masjidka iyo dadweynihii Muslimiinta ahaa ee halkaas ku sugnaa. Wasiirku waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo dhammaan khuseysay **Hawlgalka Ciribtirka […]

30th April 2025  admin  

Alshabaabkii Waqooyiga Soomaaliya oo Hargaysa xaruntoosu tahay ayaa taageeray Daacish Muuqaalka hoose waa mar hore lagu qabtay Dadqalkan oo la maxkamadeenayo

30th April 2025  admin  

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa San Diego ku geeriyooday Maxamed Xasaan. Maxamed, waxa uu ku barbaaray Dhagaxbuur. Dugsigi sare waxa u ku dhameeystay General Wingate Secondary School, Addis Ababa. Maxamed, waxa u ahaa wiilkii Soomaaliyeed ee ugu horeeye ee Deegaanka Soomaalida laga qaado o Scholarship ku taga Dugsiga isaga ah o Ingriisku gacanta […]

30th April 2025  admin  

Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka dhigaysa kiiskii ugu horreeyay ee lagu xukumo ka mid noqoshada koox argagixiso tan iyo markii […]

30th April 2025  admin  

Doorashada madaxtinimada midowga Afrika: Sidee u dhacaysaa, yaa codaynaya, yaase codayn doonin Sabtida iyo Axadda Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay. Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar […]

30th April 2025  admin  

Mimiri ayaa laqay oo soo tufay 24 jir u dhashay dalka Baraasiil