Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
QURBA JOOG IYO QARAN DUMAY MAXAA KALA HEESTA Qabqable dagaal ayaa muda dheer ku ahaa umada Soomaaliyeed carqalad oo gudo iyo dibadba khaatiyan laga istaagay. Maxaase kadanbeeyay? Quraan n kuqaraabte qabiil huwan ayaa iyana dadkii kaga yaabsaday oo illaa iyo hadeer qasaya oo qudha ka jaraya, qaxiyay oo xeryo qaxooti udiray shacabkii, qasbay oo caanshuur […]

19th March 2025 admin
Bulshada reer Sannaag waxa ay ahaan jireen bulsho taariikh wannaagsan kullahaa bulshada Soomaaliyeed oo la xisaabsado. Waxaad maanta maqlaysaa iyada oo laleeyahay waxaynu laheen Saldanad fac wayn, waa run, xiligaa ragii joogay waxay ahaayeen kuwo doorkoodii ka soobaxay, waxaase loobaahnaa in maanta raga joogaa ay wacyiga lagujiro iyo xaallada lagu jiro ay tahay in ay […]

19th March 2025 admin
Xildhibaanada Puntland ee laga soo doorto G. Sool oo ka aamusan xasuuqa gobolkooda. Inta badan bulshada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaalidu, waxay aaminsan yihiin in hogaanka Puntland uu yahay Hagbad ay sadex reer oo Majeerteen ah ay isu dhiib dhiibaan oo haddii midkood waayo markooda uu dagaal ka xigo, sida hadda Shire Abgaal oo […]

19th March 2025 admin
QM: 185,000 oo qof ayaa ka barakacay Laascaanood LAASCAANOOD — Xafiiska QM ee Isku Xirka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen. Bayaan Khamiistii kasoo baxay xafiiska OCHA ee Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in weli ay jiraan warbixino […]

19th March 2025 admin
Duqaymo aan loo meeldayin ayaa maanta loo gaystay guryaha magaalada Laascaanood ee gobolka ay mamulka Somaliland la beegsanayeen shacabka Laascaanood.