Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025  admin  

Shaqaalaha NISA oo hal Qoys oo beesha Cayr ah, xitaa Hawiyihii kale ayaa ka qayliyey. Xilalka Beesha Ceyr Kaliya Ay NISA Ka Hayaan 1- Agaasinka Guuud (Taliyaha HNSQ – NISA)- Cayr 2- Kaaliyaha Xoghaynta Taliyaha/Agasinka – Cayr 3- Agaasinka Warbahinta -Cayr 4- Waaxda HRM-ka Guud -Cayr 5- Waaxda Xabsiyada iyo diwaan galinta-Cayr 6- Laanta Dhacdooyink-Cayr […]

19th March 2025  admin  

Waa nasiib daro iyo xuquuqdii asaasiga ahayd ee bulshada oo lagu tumanayo suurta galna maaha in Sanaag, Sool iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer laga reebo macallimiinta loo qaadanayo gobolada dalka, Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya arintaa dib howgu noqoto hana saxdo. Hadii Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ay Sanaag ku taalo […]

19th March 2025  admin  

Maxkamad Maraykan ah oo dowlada Jabuuti ku xukuntay 485 Milyan oo dolar

19th March 2025  admin  

Dhawacyadii laga keenay magaalada LAASCAANOOD oo loo waayay Daawooyin,Agaasimaha Cisbitaalka GAROWE ayaa ka hadashay.

19th March 2025  admin  

Todobaadka iyo Toronto, Canada oo laga taageeray go’aankii Garaadada SSC Sawirka waxa qaaday K. A. Urcad

19th March 2025  admin  

Waxgarad iyo Siyasiyiin ku shiray Nairobi oo si adag u cambaareeyay Dagaalka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.