Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Cabdirashiid Bashhiir Faranuug, oo ka soo jeeda Beesha Gaashaanbuureed ee Warsangeli oo xitaa hal askari oo beeshiisa ayna la socon ayaa hadal aan munaasab ah ku yidhi Xaq u dirirka reer Maakhir ee gurmaday walaalahooda reer Sool. Waa ka raali gelinaynaa Xaq u dirirka dhamaantood, gaar ahaan jeneraal Indha yare oo ilaa kacaankii sarkaal ahaa […]

19th March 2025 admin
Xildhibaan Sanyare oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo ‘guutada madaxtooyada’

19th March 2025 admin
Dagaalka gumaadka ah ee uu maamulka Somaliland ka wado magaalada Laascaanood waxa uu u dhaxeeyaa: Dadka deegaanka oo ka gadooday Dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kale-gedisan iyo maamulka Somaliland oo doonaya in ay qori caaraddiis ugu khasbaan mashruucooda gooni-goosadka ah, una hor istaagaan rabitaanka shacabka oo ah in ay qayb ka noqdaan midnimada iyo wadajirka […]

19th March 2025 admin
Allah ha u naxariistee waxa dagaalka Isir nacaybka ah ee ka socda gobolka Sool oo ay maleeshiyaadka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin lagu toogtay Adna Adan Cali oo ka mid ah kalkaaliyayaasha Caafimaadka degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Allah ha u naxariistee Adna ayaa ka mid ahayd Kalkaaliyashii daweenayey dadkii ay horay dhaawaca […]

19th March 2025 admin
Xerada ciidankii Mahad Cambaashe waa la qabsaday, Isagiina wuu ka cararay magaalada, hub kaladuwana waa laga furtay. Sida uu dagaalkaasi u dhacay iyo xaalada hadda taagganba Halkan ka daawo.

19th March 2025 admin
Xoghayaha guud ee golaha shacabka BJF oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha Baarlamaannada Carabta Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah Carabta. Sidoo kale, Xoghayaha ayaa ka qeyb galay Kulanka 42-aad ee […]