Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Muxuu yahay baaqa ay Human Rights Watch u dirtay madaxweynaha Soomaaliya ee la xiriira NISA? Hay’dda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Soomaaliya inuu dib u dhigo saxiixa hindise sharciyeedkaHay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, kaasoo hay’addu sheegtay inuu ballaarin doona awoodaha NISA oo horey loogu bartay tacaddiyada. Hindise sharciyeedka cusub […]

19th March 2025 admin
“Laas-Caanood waxaa ka dhacay waa xasuuq Shacab”Caqil Siciid Shalayste.

19th March 2025 admin
Rw Xamze la qaatay Agaasimayaasha degaanada ay dawladdu ka shaqayso RW Xamze, ayaa kulan isla xisaabtan ah la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee wasaarradaha iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah degaanada ay dawladdu ka shaqayso oo u badan degaanada Konfurta Soomaaliya

19th March 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Ciraaq, waxaana ku soo dhaweeyay danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq Amb. Liiban Sheekh Maxamuud (Maalinguur), qunsulka iyo madaxda sare ee kala duwa oo ka howl […]

19th March 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood Xaalada magaalada Laascaanood ayaa degan maanta halkaas oo shalay ay ka dhaceen dagaallo culus, sida uu VOA u sheegay Af-hayeenka Guddida Bulshada Gobolka Sool Caail Abdirsaaq Maxamed Xasan Falaalug. Sidoo kalana waxa uu sheegay in guud ahaan Magaalada Laascaanood ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaanka.
19th March 2025 admin
Hay’dda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday MadaxweynahaSoomaaliyainuu dib u dhigo saxiixa hindise sharciyeedkaHay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, kaasoo hay’addu sheegtay inuu ballaarin doona awoodaha NISA oo horey loogu bartay tacaddiyada. Hindise sharciyeedka cusub oo uu ansixiyay Barlamaanka Soomaaliya ayaa NISA waxaa uu siinayaa awooddo ballaaran oo ay dadka ku qaban […]