Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Virginia: Kulan dhaqaale loogu ururiyey dhibbanayaasha dagaalka Laascaanood Soomaalida ku dhaqan gobollada Virginia, Maryland iyo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ayaa xalay isugu yimid xaflad dhaqaalo ururin ah, oo loogu tagalay in lagu kaalmeeyo dadka ku barakacy iyo dhaawacyada dagaalka ka socda magaalada Laascaanood.

19th March 2025 admin
Muran ka dhashay aayad quraan ah oo laga aqriyey shirka Baarlamaanka Carabta Todobaadkan dabayaaqadiisa ayay ahayd markii indhaha qaar badan oo ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ee dalalka Carabta ay u soo jeesteen kalfadhigii 34-aad ee Midowga Baarlamaannada Carabta oo lagu qabtay dalka Ciraaq, iyadoo muuqaal la xiriira tafsiirka aayad quraan ah uu […]

19th March 2025 admin
Magaalada Laascaanood bannankeeda waxaa ka socda dagaal aad u darán kaas oo billoowday saakay subaxnimadii hore, welina waa uu socdaa, meelaha ugu badan ee dagaalka uu ka socdo ayaa ah agagaarka goojacadde, buurta anteenada, iyo diyaaradda halka loo yaqaan. Waxaa aad u yar wararka ku aadan qasaaraha dagaalka inta uu gaarsiisan yahay. Hadaba wararkii ugu […]

19th March 2025 admin
Dowladda Somalia oo SNM ugu baaqday inay Ciidamada kala baxaan Laas-Caanood.

19th March 2025 admin
Wasiiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa shreegay in musuqmaasaq ku jiro wasaaradda arimaha dibadda

19th March 2025 admin
Kaligii Taliyahii Jabuuti ee xaaraanta ku haystay dalkaas ayaa looga mudaharaaday Dhallinta Somalidaa ku mudaharaaday safaaradda Djabuti ee Washington. Waxaan ku faraxsanahay in ay Somalidu fahantay sharka @IsmailOguelleh uu ku yahay Qowmiyadda Somalida ee geeska Africa. @HassanSMohamud waa inuu ka faa’iidaystaa kacaanka dhallinta Somaliyeed si ay u tageraan! pic.twitter.com/nBmpdJnxW9 — Sheikh Abdi Hersy (@ShAbdiHersy) February […]