Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025  admin  

Ciidamada Hiil Harti ee Sanaag iyo Mudug ayaa guulo badan kadib Laascaanood Gudaha u galay

19th March 2025  admin  

Dawladda Maraykanka ayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa shan milyan oo dollar dul dhigtay madaxa Cali Mohamed Raage, oo ah afhayeenka ururka al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay barnaamijka abaalmarinta cadaaladda ee wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in lacagtan abaalmarinta ah ay siin doonaan ciddi macluumaad ka keenta shakhsiga ay raadinayaan. Ali Mohamed […]

19th March 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya oo saanad ciidan kala wareegtay Maraykanka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa saanadda ciidan kala wareegay , Mr; Tim Trenkle oo ah sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya. Mudane Jaamac ayaa […]

19th March 2025  admin  

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyadka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin iyo dad deegaanka ayaa saaka mar kale ka qarxay jiidaha hore ee ay isku horfadhiyaan labada dhinac. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey weerarka saaka in ay soo qaadeen maleeshiyadka SNM , kuwaasi oo duullaan ku ah magaalada Laascaanood iyo qabsashadeeda.Dagaalkaan ayaa socda muddo […]

19th March 2025  admin  

Saldhigyadii laga qabsaday Maleeshiyaadka SNM oo arrimo layaableh lagu arkay. 

19th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire Yousef Muhammad Aldobeay. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Yousef ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka […]