Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Abdirahman Duale Beyle, oo ka mid ahaa golihii wasiirada dawladdii Farmaajo kuwooda ugu muss maasaq badnaa ayaa hadda sheegay inuu ka mid yahay falaagada Soomaaliya diidka ah Former #Somalia Finance Minister Abdirahman Duale Beyle STUNS by joining #Somaliland’s opposition party Waddani! After abandoning his “Greater Somalia” stance, Beyle and key Awdal politicians throw their weight […]
10th January 2025 admin
Madzxweynihii Soomaaliya oo dawladdiii Soomaaliya ka dhigtay Saldanada Abgaal leedahay oo isagu Suldaan ka yahay. Madaxweynha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo awooddii xafiiska u ku fadhiyo, deeqihii calamka u isticmaalayey sidii u bur burin lahaa maamulka Puntlnad isaga isticmaalya Cada qaatayal degaanka u dhashay oo uu hogaamiyo Cali Xoosh ayaa dawladdii Soomaaliya ka dhigtay saldanad ay […]
10th January 2025 admin
Madaxweyne Ruto oo magacaabay ku-xigeenkiisa cusub Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua. Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua. Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku soo magacaabo ku-xigeen cusub kadib […]
10th January 2025 admin
Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee Itoobiya? Raii’sul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Dr Gideon Timothy u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiirrada. Kahor inta aan loo magacaabin Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gideon Timothy waxa uu ahaa Wasiirka Cadaaladda ee dalka Itoobiya. Gideon ayaa ra’iisul wasaare […]
10th January 2025 admin
Allah ha u naxariistee Cabdi fataax Cabdulaahi Cabdiraxman intaanu dhiman ma ogaa waxa uu ku salaysan yahay mudaharaadkii isaga iyoo caruurtii la midka ahaa ee maanta degmada Badhan ku banaan bxayey oo isaga lagu dilay Cabdiraxmaan wuxuu ka soo jeeday beesha Majeerteen, wuxuuna ka mid ahaa dhalinyaro maanta loogu yeedhay banaan bax lagu sheegay in […]
10th January 2025 admin
Madaxweynaha Cameroon oo la baadi goobayo halka uu jaan iyo cirib dhigay Madaxweynaha Cameroon wuxuu ku jiraa xaald “caafimaad” oo heer sare ah, saraakiisha sarsare ayaa sidaasi ku adkaystay kaddib markii laga waayey fagaarayaasha bulshada muddo dheer taas oo dhalisay hadal-hayn baahsan oo ku saabsan xaaladda hoggaamiyahaas 91-jirka ah. Madaxweyne Paul Biya laguma arag meel […]