Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025  admin  

Hoos ka daawo sida arcxan darada ah ee maamulka SNM ay hantidii Laascaanod ay dabka u saareen

19th March 2025  admin  

Booliiska UK oo shaaciyay xog ku saabsan wiil Soomaali ah oo toorrey lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo dilay arday Soomali ah oo uusan waligiis horay ula kulmin ayaa lagu helay loona xukumay dembi xakow goyn ah. Axmednuur Nuur oo 16 jir ahaa, ayaa waxaa dhabarka toorrey kaga dhuftay Justice Will-Mamah, xilli uu ka baxsanayay […]

19th March 2025  admin  

Waxanu nahay Dadkii ka soo jeednaa Digil iyo Mirifle ee beesha Isaaq kal hore ka raaftay Laascaanood maantaana ku soo noqday

19th March 2025  admin  

Aqalka Hoose ee baarlamanka ayaa maanta ansixiyey sharciga diiwaan-gelinta aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed kadib doodo iyo marxalado kala duwan, oo uu soo maray.

19th March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen  Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabaka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo […]

19th March 2025  admin  

LAASCAANOOD: Burbur xoogan oo ka dhacay Duqaymo lala eegta Cusbitaalka guud ee magaalada,