Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th March 2025 admin
Boosaaso: 11 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha Ku-meel gaarka ah ee Khayraadka Macdenta. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntand Qodobkiisa 54-aadMarkuu arkay: Baahidda loo qabo ka faa’iidaysiga Khayraadka Dabiiciga ah ee […]

18th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo adkeeyey hufnaanta Maamulka arrimaha Xajka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku yimid Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Ra’iisul Wasaaraha kusoo dhaweeyay xarunta Wasaaradda. Ra’iisul Wasaaraha […]

18th March 2025 admin
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xubnaha gudiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG ah oo ay dhawaan ay soo gudbiyeen Wasiirrada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya. Xubnahan oo ka kooban shan […]

18th March 2025 admin
Release Date 03/10/2023 Redesignation Allows Additional Eligible Somali Nationals to Apply for TPS and Employment Authorization Documents WASHINGTON – The Department of Homeland Security today published a Federal Register notice extending and redesignating Somalia for Temporary Protected Status (TPS) for 18 months, from March 18, 2023, through September 17, 2024. The notice provides information about how to register […]

18th March 2025 admin
Sacuudi Carabiya iyo Iran oo dib usoo celiyey xiriirka diblomaasi Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey in dib loo soo celiyo xiriirkii go’ay 2016-kii, islamarkaana dib loo furo safaaradaha labada dal, waxaa sidaas maanta shaaciyey warbaahinta labada dal. Sacuudi Carabiya ayaa xiriirka u jartay Iran 2016-kii kadib markii safaaraddeeda Tehran ay ku xoommeen shacab […]

18th March 2025 admin
Rag lugeeyay masaafo dheer si ay u helaan gabdho ay guursadaan Bishii hore, koox rag ah oo ku nool gobolka Karnataka ee koonfurta waddanka Hindiya ayaa lugeeyay ilaa 120 km si ay u booqdaan macbad isla markaana ay halkaa ugu duceystaan si ay u helaan gabdho ay guursadaan. Arrintan ayaa hadal heyn ka dhax dhalisay […]