Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Waddan uu qiimaha basasha ka yahay saddex laabka qiimaha hilibka Basashu waxay ka mid tahay khudaarta ay sida isku midka ah looga isticmaalo guud ahaan caalamka, Soomaaliduna dheri walba oo ay ay cunto karinayaan kama maqna basal. Waxaa basasha lagu tilmaamaa mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee cuntada lagu carfiyo. In basal la […]

16th March 2025 admin
“Hadaan isaaq Ahaan Lahaa Sidaa Layguma Galeen Jaamacada Edna Aaden”
16th March 2025 admin
Beesha Warsangeli ee gobolka Nugaal oo taageertey diwaangelinta qof iyo cod ee Puntland.

16th March 2025 admin
ASTAYNTA MAALINTA DOORASHADDA GOLEYAASHA DEEGAANKA PUNTLAND. Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad farqadiisa 15-aad Markuu arkay: Xeerka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka qodobkiisa […]

16th March 2025 admin
Guddiyada Kheyraadka ee labada gole BJFS oo tababar loogu soo gabagabeeyey Muqdisho Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa soo xirtay tababar soconayay muddo laba maalin ah, kuna saabsanaa sida ugu wanaagsan ee looga faa’ideysan karo Kheyraad Dalka si loogaara Horumar waara iyo ka ta xadirka saameynta […]

16th March 2025 admin
Boosaaso: 11 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha Ku-meel gaarka ah ee Khayraadka Macdenta. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntand Qodobkiisa 54-aadMarkuu arkay: Baahidda loo qabo ka faa’iidaysiga Khayraadka Dabiiciga ah ee […]