Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Asmara si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweyne Isaias Afwerki iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Eritrea .Inta uu joogo halkaasi, […]

16th March 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG JFS ee horay ay u magacaawday Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka u kordhiyay muddada si ay talabixintooda u soo gudbiyaan.

16th March 2025  admin  

Allah ha naxariisto Shiikh Cabdilaahi Xasan Qudubi ayaa hadda ku geeryooday cusbitaalka Sixa ee magaalada Garoowe, halkaas oo uu maalmahan ku xanuunsana Shiikhu caawa ayayna tiisi noqotay, waxaa Maydka loo soo qaadaya hada magaalada Badhan. Intuu noola shiikh Qudubi wuxuu masuul ka ahaa Masjidka Darayle ee magaalada Badhan. Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u […]

16th March 2025  admin  

Uurka iyada oo ku jirta ayaa aabaheed Laascaanood ay SNM ku dileen. Caawa ayeey dhalatay, waxaana loo bixiyey Xoriyo Gabadhaan yar Xalay ayey ku dhalatay cisbitaal Kuyaala Laascaanood , Aabaheed oo ahaa Aqoonyahan wuxuu kamid Noqday Dadkii ku Geeriyooday xasuuqii ay dhowaan jabhadda SNM ay ka gaysteen Laascaanood.Waxaa loo Bixiyey ( Xoriyo ) Taas oo […]

16th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Dr. Mohammed Ahmed Nugaal, oo ku geeriyooday magaalada Badhan ee gobolka Sanaag .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aami

16th March 2025  admin  

Shirkadda Shidaalka Sacuudiga oo faa’iidadii ugu badneyd soo xareysay 2022-kii Shirkadda shidaalka Sacuudiga ee Aramco ayaa sheegtay Axadda maanta ah inay diiwaan-gelisay faa’iido dhan $161.1 bilyan sannadkii hore, taas oo muujinaysa sida qiimaha saliidda ee kor u kacay kadib duullaankii Ruushka ee Ukraine uu kiciyay kobaca dhaqaalaha ugu sarreeya ee dhoofinta shidaalka adduunka. Shirkadda tamarta […]