Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th March 2025  admin  

Waa diidanahay in dayn cusub nala ku qaato” Wasiirka Qorshaynta Dawladda Puntland Maxamed Siciid Faroole.

17th March 2025  admin  

0 qof oo kale oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalida degan gobolka Minnesota ayaa Isniinti shalay lagu soo oogay dacwad xiriir la leh, masuq-maasuq ay Waaxda Caddaaladda Mareykanka sheegtay in lagu sameeyay mashruuc quudin ah oo laga fuliyay magaalooyin ku yaalla gobolka Minnesota. Bishii September ee sannadki hore ayaa dacwad tan la mid ah lagu […]

17th March 2025  admin  

SHIR SAXAFADEED KA SOO BAXAY SHIRWAYNE JAALIYADDA MAAKHIR EE NORTH AMERICA UGA SOCDAY MINNESOTA SADAX CISHO.

17th March 2025  admin  

Arrinta iskada harti in ay so gurmatee , Hadi Muuse Sidan Ku Sii Socdo Sabab Udidaysa Wiilka Kablalax Uu Kuso Ciidamiyo Ma Jirto”Garaad Jamac Garaad Cali”.

17th March 2025  admin  

DUBAI, Imaaraadka Carabta – Iran ayaa Isniintii ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof oo loo xidhay mudaharaadadii dawladda looga soo horjeeday ee dalkaas ka dhacay, hase ahaatee ma jiro cid si rasmi ah u xagiijin karta warka sii daynta ee ka soo baxay xukuumadda […]

17th March 2025  admin  

Sida uu BBC da u sheegay Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee magaalada Laascaanood, wafdi ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay oo loo xilsaaray xaqiiqo raadinta dagaalka Laascaanood ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka. Kulanka ayaa ka dhacay dhismaha Qaramada Midoobay ka dagan tahay magaalada Garowe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland, […]