Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Maamul goboleedyada aan Puntland ka ahayn oo dhex dhexaad ka noqday Shacakii Sool lagu xasuuqay iyo Falaagaddii doonaysay inay dalka kala gooyaan oo jid kasta oo ay ku heli karaan aqoonsiga ay samaynayaan xitaa xasuuqii dhowaan ka dhacay gobolka Sool • Goluhu wuxuu baaq nabadeed u dirayaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Laascaanood, wuxuuna cambaareynayaa cid […]

15th March 2025  admin  

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis Muhiim ah Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mudane Larry André ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixay is-afgarad ku aadan horumarinta iyo garab istaagga ciidanka Xoogga Dalka iyo xoojinta dagaalka Khawaarijta. “Waxaan maanta aniga iyo Danjiraha Mareykanka Mudane […]

15th March 2025  admin  

Hay’adda ICRC oo sheegtay in 150 qof ay ku dhinteen Laascaanood Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in tan iyo markii ay shaqaaqadu ka qarxday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool horaantii bishii February, ay halkaasi ku dhinteen ugu yaraan 150 qof, boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen.

15th March 2025  admin  

Isimada beesha Dhulbahane oo shuruudo ku xiray wada hadalka Duqeyn ayaa maanta laga maqlayay qeybo kamid ah magaalada Laasacaanood oo maalmihii la soo dhaafay aanu ka dhicin dagaal toos ah. Dhanka kale waxaa soo baxay warar sheegaya in Dowladda Itoobiya ay magaalada Addis Ababa ugu yeertay labada dhinac ee dagaallamaya Isimada iyo Somaliland si xabbad […]

15th March 2025  admin  

Puntland iyo Itoobiya oo yeelanaya xidhiidh ganacsi, wadada Garacad-Tuurdibi iyo qodobo kale oo ka soo baxay Shirweynah

15th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furmayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, mas’uuliyiin heer Federaal, heer Dowlad Goboleed iyo […]