Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Gaashaanle dhexe Fool Hawiye, oo ka mid ah ciidamada SSC A yaa gulo ka sheegtay dagalkii saaka ka dhacay duledka magalada laascanood oo u dhexeyay mamulka SNM iyo kuwa deeganka

16th March 2025 admin
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey wadarta guud ee liiska horu-dhaca ah ee Diiwaangelinta codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland ee Diiwaangelintu ka qabsoontay.Fadlan linkiyadan Hoose guji si aad uhesho faahfaahinta xogta oo dhamaystiran.01. Xogta-guud-ee-Cobixiyayaashahttps://tpec.pl.so/…/01.-Xogta-guud-ee-Cobixiyayaasha.pdf02. Xogta-Gobolladahttps://tpec.pl.so/…/2023/03/02.-Xogta-Gobollada.pdf03. Xogta Degmooyinkahttps://tpec.pl.so/…/2023/03/03.-Xogta-Degmooyinka.pdf#codkaaguwaaxaqaaga#codkaaguwaamustaqbalkaaga

16th March 2025 admin
Dagaalkii ka dhacay gobolka Sool waxa uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Welli weey adagtahay in la ogaado tirada dhabta ah ee ku waxyeeloobay dagaalkaas, balse waxaa cad in dagaalka looga itaal roonnaaday jabhadda SNMta.

16th March 2025 admin
Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Qaar ka mid ah dadka yar ee ku harsan magaalada ayaa VOA u sheegay in saaka 4-tii aroonimo ay ku soo baraarugeen hugunka madaafiicda iyo rasaas xooggan oo dhinacyadu ay isweydaarsanayeen. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in uu geystay khasaare dhimasho […]

16th March 2025 admin
Fadumo Jibriil, gurigeedii Baydhabo waxa iminka xoog ku dagan oo bililiqaystay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aden Madobe oo xoog ku dagan sida ay Fadumo Jibril sheegtay . Fadumo Jibriil waa xaaskii Allah ha u naxariistee Gen. cabdirahman Maxamud Cali-Beyr wasiirki hore we gashaandhiga Somalia.

16th March 2025 admin
Maxay Puntland uga maqantahay Shirka Baydhabo? Maalinkii labaad ayaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya shri uga socdaa magaalada Baydhabo. Madaxweynayaasha afar dawlad goboleed oo uu san ku jirin kan Puntland iyo madaxweynaha Dawladda Federaalka ayaa ku sugan shirka. Waxaa la is waydiinayaa, maxay Puntland ku saluugtay shirkaa? Maxamuud Caydiid, wasiirka warfaafinta ee Puntland oo […]