Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood? Waxaa weli socda dadaallada xalka loogu raadinayo dagaalka Laascaanood xilli uusan weli joogsan dagaalka iyadoo labada dhinac uu midba midka kale ku eedeynayo inuu weerar kusoo qaaday. Maanta waxaa Laascaanood gaaray odeyaal dhaqameed ka socday Koonfurta Soomaaliya si ay u dhexdhexaadiyaan labada […]

16th March 2025  admin  

Waxaa magaaladda Laascaanood lagu soo dhaweyay odayaal ka mid ah hoggaanka dhaqanka ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Hadaba, wadahadalka ay ku leeyihiin Laascaanood kadib, odayaasha ayaa la filayaa ineey u kicitimaan dhinaca magaaladda Hargeeysa si ay ulla soo kulmaan SNMta hoggaankooda. Hase ahaatee, lama filayo in ay wax weeyn ka soo bixi doonnaan wadahadalka ka […]

16th March 2025  admin  

Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka noocayadiisa kaka duwan ayaa barqankmadii maanta ka bilawday dhawr jiho oo magaalada Laascanood ah.

16th March 2025  admin  

Puntland oo xukun dil ah ku riday 10 katirsan Khawaarijta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan  yihiin kooxda khawaarijta, isla markaana dilal ka geysteen Magaalada Gaalkacyo. Raggaan ayaa waxaa kamid ah Cadde Cabdullaahi Maxamed Cilmi iyo Cabdiqani Saleemaan Jaamac […]

16th March 2025  admin  

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal

16th March 2025  admin  

Rep.Ilhan Omar oo ka soo qeyb gashay afur iyo casho ay soo abaabushay Hay’adda Somali Community Resettlement Services