Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Tobanka dal ee ay shacabkooda heystaan hubka ugu badan caalamka Sannadihii lasoo dhaafay waxaa Mareykanka kusoo batay weerarrada toogashada ah oo dad badan lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Soo noqnoqoshada weerarrada noocan ah ayaa loo sababeeyay tirade hubka ee gacanta shacabka ku jirta oo aad u badan. Sanadkan 2023-ka gudihiisa oo keliya waxaa Mareykanka […]

16th March 2025 admin
Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo si buuxda xilkooda ula wareegey Guddoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa maanta xilka kala wareegay Ku-simihii Guddoomiyaha Guddiga ahna wasiiru dowlaha Wasaarada cadaaladda iyo dastuurka Marwo Muumino Sheekh Cumar. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Golaha Aqalka Sare […]

16th March 2025 admin
Dekadda Garacad oo ay ka Socoto Dejinta Markab weyn oo “container ship” ah.

16th March 2025 admin
Turkey oo u yeertay safiirka Faransiiska kadib tallaabo ka careysiisay ANKARA — Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay “si xooggan ugu cambaareyso” go’aanka uu Senate-ka dalkaas ku marti-geliyey koox Kurdish ah oo ka dhisan Syria, oo Ankara ay u aragto argagixiso. Pierre Laurent, madaxweyne ku-xigeenka Senate-ka Faransiiska, aya Axaddii twitter kusoo […]

16th March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya “SAWIRRO” Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry André Jr., ayaa gudbiyey bilowga hanaanka ay Soomaaliya ee ka mid noqoshada heshiiska Ganacsi ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Afrika, kaas oo ah […]

16th March 2025 admin
Xamsa Yusuf oo loo doortay wasiirka koowaad ee Scotland Gobolka Scotland waxaa maanta ka dhacday doorashada hoggaanka xisbiga Scottish National Party (SNP) iyadoo uu ku guulaystay Xamsa Yusuf oo ah nin Muslim ah oo asal ahaan kasoo jeedaa dalka Pakistan. Xamsa Yusuf ayaa berri loo dhaarin doonaa wasiirka 1-aad ee Scotland, isaga oo beddeli doonaa […]