Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025 admin
Dowladda Federaalka iyo Maraykanka oo ammaanay natiijada dagaalka al-Shabaab WASHINGTON — Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in wejiga labaad ee hawlgallada milatari looga dan leeyahay in al-Shabaab waddanka laga saaro, waxay dawladdu sheegtay inaysan hawlgalladu istaagayn ilaa buqcad kasta laga saaro al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan Guutaale ayaa […]

15th March 2025 admin
Tobanka dal ee ay shacabkooda heystaan hubka ugu badan caalamka Sannadihii lasoo dhaafay waxaa Mareykanka kusoo batay weerarrada toogashada ah oo dad badan lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Soo noqnoqoshada weerarrada noocan ah ayaa loo sababeeyay tirade hubka ee gacanta shacabka ku jirta oo aad u badan. Sanadkan 2023-ka gudihiisa oo keliya waxaa Mareykanka […]

15th March 2025 admin
Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo si buuxda xilkooda ula wareegey Guddoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa maanta xilka kala wareegay Ku-simihii Guddoomiyaha Guddiga ahna wasiiru dowlaha Wasaarada cadaaladda iyo dastuurka Marwo Muumino Sheekh Cumar. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Golaha Aqalka Sare […]

15th March 2025 admin
Dekadda Garacad oo ay ka Socoto Dejinta Markab weyn oo “container ship” ah.

15th March 2025 admin
Turkey oo u yeertay safiirka Faransiiska kadib tallaabo ka careysiisay ANKARA — Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay “si xooggan ugu cambaareyso” go’aanka uu Senate-ka dalkaas ku marti-geliyey koox Kurdish ah oo ka dhisan Syria, oo Ankara ay u aragto argagixiso. Pierre Laurent, madaxweyne ku-xigeenka Senate-ka Faransiiska, aya Axaddii twitter kusoo […]

15th March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya “SAWIRRO” Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry André Jr., ayaa gudbiyey bilowga hanaanka ay Soomaaliya ee ka mid noqoshada heshiiska Ganacsi ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Afrika, kaas oo ah […]