Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Urur Samaale ma yahay wax jira ? Haddaba waxaa arrintaas wax iska weeydiiyay Sagaar iyo Fooxa Halla Shito oo ah rag iyagu maskaxdooda maala. Sagaar : War ninyahoow Urur Samaale ama Irir Samaale xaggee naga soo galay magacaa, mase yahay qabiil jira ? Fooxa Halla Shito : Urur Samaale waa uun isbaheeysi sida Gaashaanbuurta Nato, balse ma’ahan dad wadda […]

15th March 2025  admin  

Instability and Democratic Backsliding in Somaliland Instability and Democratic Backsliding in Somalilan PRESS STATEMEN The United States is increasingly concerned by the continuing violence in Lascanood and joins other international partners and neighbors in calling for de-escalation, adherence to the agreed ceasefire, unhindered humanitarian access, and resumption of constructive dialogue towards peaceful resolution. Continued violence […]

15th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jabuuti oo shaaciyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto Aqoonsiga Somaliland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay wargeyska Jeune Afrique ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa caddeeyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto aqoonsiga Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland. Geelle oo la weydiiyay in xukuumaddiisu ay aqbali doonto madaxbannaanida Somaliland oo ictiraaf […]

15th March 2025  admin  

Xeerbeegti go’aamisay in Trump dacwad lagu soo oogo WASHINGTON — Xeer-beegti Maraykan ah oo ku sugan gobolka New York ayaa u codeeyey in dacwad lagu soo oogo madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump, iyada oo loo haysto eedo la xidhiidha, inuu lacago siiyay gabadh lagu magcaabo Stormy Daniels, intii lagu guda-jiray ololihiisii doorashada madaxtinimada […]

15th March 2025  admin  

Ciidamada maamulka Puntland oo burburiyay goobo ay ku sugnaayeen Argagixisada Daacish Qoraalkooban oo ka soo baxay taliska Ciidan ka Difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7aad ee Bari ee Urur ka Onkod ayaa lagu yiri. “Ururka Onkod ee Ciidamada Difaaca Puntland ee ka howl Gala Degmada Balidhidin ee Gobalka Bari Ayaa Cagta Mariyey Talisyo dhowr Ah […]

15th March 2025  admin  

Maraykanka oo safiir cusub u magcaabay Soomaaliya Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka cad. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo magcaabay ayaa haatan xil sare ka haya wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka, gaar […]