Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Ninkii lahaa Farmaajo Waa Mareexaan oo Muqdisho ka sheeganayey ayaa loo magcaabay Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista. Farmaajo waa mareexaan madaxwayne maaha Oo talow shalay xasan sheekh muxuu hawiye noqon waayey aanu madaxwaynaha u ahan Shalay muxuu sheekh shariif hawiye u noqon waayey aanu madaxwayne somaliyeed u ahaa. Waa su.aal is waydii mudan […]

16th March 2025 admin
Xildhibaan hore cabdi sugule ayaa si kulul oga hadlay odayaal lamagac baxay irir samaale oo dhawaan tagay Somaliland..

16th March 2025 admin
“Aniga waxaan qabaa Dagaalka khatarta ku ah qaranimada in uu yahay kan laascaanood,oo uu ka muhiimsanyahay midka Alshabab lagula jiro”Shir jaraa’id mid kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Madaxweynaha iyo ra’iisul Wasaaraha.

16th March 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaaraaid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ka hadley laynta iyo barakicinta lagu hayo shacabka Sool iyo arimo kale.

16th March 2025 admin
Muxuu gudoomiyaha Bangiga Adduunka uga walaacsanyahay daymaha Shiinaha uu siiyo Afrika? Gudoomiyaha Bangiga Adduunka ayaa BBC-da u sheegay inuu ka walaacsan yahay qaar kamid ah deymaha waddanka Shiinaha uu ku bixinayay horumarinta dhaqaalaha Afrika. David Malpass ayaa sheegay in shuruudaha lagu xirayo daymahaas ay yihiin inay noqdaan kuwo “aad loo daah-furo”. Hadalka waxa uu imanayaa […]

16th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka Kumeel Gaarka ah ah, ayaa tilmaamay muhiimadda uu dalka u leeyahay dhameystirka dastuurka. Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee dalka oo muddo dheer qabyo […]