Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Soomaaliya oo wax u dhoofineysa Mareykanka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka fursadda u heysta in ay ka faa’iideystaan xeer uu Mareykanka u sameeyay waddamada ka hooseeya saxaraha, kaas oo dhammaan dalalkaas u fsaxaya in ay wax u dhofiyaan dalkiisa. Mareykanka ayaa xoogga saaraya sare u qaadista xiriirka kala dhaxeeya Afrika, xilli Shiinaha iyo Ruushka […]

15th March 2025  admin  

“Ergayga Madaxwaynaha Somalia uu u soo magacaabay Somaliland maaha mid na khusaysa Garaad Saleebaan

15th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo ka hadlayay munaasabad af-fur ah oo ay sameeyeen hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa ka warramay

15th March 2025  admin  

Sacuudiga oo Bashaar Al-Asad ku casuumaya shir-madaxeedka Carabta RIYAD — Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay ku casuunto madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Riyadh martigelineyso bisha May, sida ay sheegeen ilo la socda qorshaha boqortooyada, iyada oo tallaabadaasi si rasmi ah u soo afjari doonto go’doominta gobolka ee Suuriya. Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga […]

15th March 2025  admin  

Ninkii lahaa Farmaajo Waa Mareexaan oo Muqdisho ka sheeganayey ayaa loo magcaabay Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista. Farmaajo waa mareexaan madaxwayne maaha Oo talow shalay xasan sheekh muxuu hawiye noqon waayey aanu madaxwaynaha u ahan Shalay muxuu sheekh shariif hawiye u noqon waayey aanu madaxwayne somaliyeed u ahaa. Waa su.aal is waydii mudan […]

15th March 2025  admin  

Xildhibaan hore cabdi sugule ayaa si kulul oga hadlay odayaal lamagac baxay irir samaale oo dhawaan tagay Somaliland..