Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025 admin
Gudoomiye ku xigeenka degmada Xudun ee Sool oo lagu soo dhaweeyey deegaanka Tukataq.

14th March 2025 admin
Ciidan kale oo nabad ilaaliyaal ah oo ka soo jeeda Qowmiyadda beesha Harti ayaa gaaray gobolka Sool

14th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka faca-weyn ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada siyaasadda, iskaashiga, amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha […]

14th March 2025 admin
Faysal Waraabe, oo weli rajo ka leh qorshihii Dabar goynta beesha Daarood ee Cabdiraxmaan Tuur ku yidhi sodon sano ka hor ee ahaa ” ” Waxaan ku jirnaa qorshe Daarood lagu kala qaybiyo cuddudiis, sida Kurdiga oo kale ayaan go’aansanay in aannu ka dhigno” ayaa qaadan l’a in 2023 ay jiraan Daarood hubaysan oo difaacanaya […]

14th March 2025 admin
Dokumentiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka oo la dusiyey Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amniga qaranka, waxaa sidaas Axaddii sheegay Pentagon-ka. Dokumentiyada la dusiyey — oo ay baareyso Waaxda Cadaaladda — ayaa u muuqda inay ku jiraan qiimeyn iyo warbixino sirdoon oo […]

14th March 2025 admin
Dalai Lama ayaa raali gelin bixiyay, kadib markii muuqaalo la soo bandhigay ay muujiyeen, isaga oo weeydiinaya wiil haddii uu doonayo inuu dhuugo/jiqo afka hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Tibet. Hadal kasoo baxay xafiiska hoggaamiyaha, ayaa waxaa laguu sheegay inuu doonayo inuu raali galin siiyo wiilka iyo qoyskiisa “dhaawaca uu sababay hadaladiisu”. Fiidiyowga ayaa sidoo kale […]