Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025  admin  

Taliyaha Ciidanka Booliska oo qaabilay Madaxa Hay’adda EUCAP ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiska ku qaabilay Madaxda Hay’adda Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya, European Union Capacity Building in Somalia (EUCAPSOM) Mr Kauko Aaltomaa iyo Mas’uuliyiin kale. Qaabilaada ayaa daaraneyd sidii loo xoojin lahaa xariirka wanaagsan ee Ciidanka Booliska […]

14th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimid Jubbaland. Kulanka oo sidoo kale ay ka qeybgaleen Wasiirada Qorshaynta, Amniga, Arimaha gudaha iyo Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay […]

14th March 2025  admin  

Xildhibaan Madow oo Mareykan ah aaay xasaannaddiisii dib u helay Mudanayaasha dowladda hoose ee magaalada Memphis ee gobolka Tennessee, ayaa Arbacada maanta ah cod ku ogolaaday, in heybaddiisii iyo xasaannadiisii dib loogu soo celiyo mudane dimoqraadi ah oo ay shaqada ka eryeen xildhibaanada golaha deegaanka ee gobolka todobaadki hore. Justin Pearson ayaa isaga iyo mudane […]

14th March 2025  admin  

Nin 20 sano si been abuur ah uga shaqeynayay xafiis raysal wasaare Kiran Patel oo muddo dheer iska dhigayey inuu yahay sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Raysul Wasaaraha Hindiya ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii la ogaaday iney wixiisu been abuur ahaayeen. Tani iyo 2003-dii wuxuu marar badan uu yimid xafiiska xisbiga BJP uu […]

14th March 2025  admin  

Finland oo dowladda Soomaaliya ka taageereyso dhinacyo badan Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland Pekka Haavisto ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka taageereyaan dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha Mr  Pekka Haavisto oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay guulo muhiim ah ka gaartey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta isagoo intaa […]

14th March 2025  admin  

Kullanka soo bandhigga iyo dhiirrigelinta waxqabadyada qaybta Jiyoolajiga ee Kulliyadda Sayniska (Faculty of Science, Department of Geology).