Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025  admin  

Deni oo Culusoow iyo saaxiibkiis Cabdikareem u Sheegay inaanay waqti is against lumin riwaayada wada dalka ee ay garabka ku siinayaan maamulka SNM ee doonaya inay Soomaali inteeda kale ka go’aan.

14th March 2025  admin  

14th March 2025  admin  

Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxaa la isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin: 1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 2- In la helo dhaqaale ku filan iyo taageero saadka ah oo la […]

14th March 2025  admin  

Madaxda waddamada ciidamada usoo diray Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu tixgeliyo in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka si waddanku uu awood ugu helo qaadista mas’uuliyaddiisa amni. Kadib kulan ay ku yeesheen caasimadda Uganda ee Kampala ayaa war murtiyeed ay soo saareen ay ku muujiyey in ka bixitaankii ciidamada ATMIS aan […]

14th March 2025  admin  

Halka uu ku sugan yahay madaxwaynihii hore ee Sudan Cumar Al-Bashir ayaan ilaa iyo imika cadeyn, xilli la sheegay in ay jiraan maxaabiis xabsiyada dalkaasi ka baxsaday. Saraakiil hore uga tirsaneyd dowoladdii Cumar Al-Bashiir ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen xabsiga Kober ee ku yaalla magaalada Kartuum,. Ma cadda ilaa iyo imika in Cumar […]

14th March 2025  admin  

SNMta siyaasiyiintooda ayaa hadalo aan macno weeyn laheeyn ku celceliya maalin kasta. Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Hofka aan Quusan, Isaga ayaa quus ah”. Garaadada gobolka Sool weey caddeeyeen mawqifkooda, waxeeyna cod dheer ku sheegeeyn in aan dalka Soomaaliya la kala jareyn. Hadaba, SNMta ma tahay ineey iska illaawaan Sool, ayna u tashadaan mustaqbalkooda?