Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025 admin
Waraabe oo hogaamiya beesha Garxejisay ayaa ku calaacalay inuu Muqdisho iska dhiibayo Ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in wada hadalladii Soomaaliya iyo Isaaqland ay dib u bilaabanayaan ayuu guddoomoomiyaha xisbiga Garxejis Faysal Cali Waraabe sheegay in xukuumadda hadda jirta ee Somaliland aanay xaq u lahayn in ay wada hadal la gasho cidna. […]

12th March 2025 admin
Ergeyga gaarka ah ee beesha Isaaq oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayqa maanta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debadda Finland, Mr Jukka Pajrarinen iyo madaxda Safaaradda Finland ee […]

12th March 2025 admin
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qasriga madaxtooyada kula kulmay Sarakisha ciidanka.

12th March 2025 admin
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres, ayaa ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya. Catriona Laing oo u dhalatay dalka UK ayaa noqon doonta madaxa xafiiska hawlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, waxa ayna xilka kala wareegeysaa ergeyga gaarka ah ee hataan Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomalaiya, James Swan, oo ah muwaadin Mareykan ah. Sida lagu […]

12th March 2025 admin
Russia ayaa ku eedeysay Ukraine inay weerar diyaarado drone ah ku beegsatay madaxtooyada Kremlin-ka — eedeyntaas oo Kyiv ay beenisay. Muuqaallo aan la xaqiijin oo la wareejinayo baraha bulshada ayaa muujiey qarax ka dhacay dusha sare ee Aqalka Kremlin-ka, oo ah hoyga maamulka madaxweynaha Ruushka. Moscow ayaa ku eedeysay Kyiv inay isku dayday inay Putin […]

12th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno Wasiirro ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, oo kamid noqonaya golaha Wasiirada. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad faqradiisa 3-aad e Dastuurka KMG Qodobka 98-aad faqradiisa 2-aad Xar. A iyo B ee Dastuurka KMG. Qodobka 100-aad Xarfaha A, B iyo […]