Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025 admin
Khudbaddii Aqoonyahan Maxamuud Cali Geeldoon ee Magaalada laascaanood

12th March 2025 admin
Ilhaan Cumar: “Sidii Trump uu u yimid nacaybka Islaamka loo qabo hoos uma dhicin” Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa shalay booqatay Masaajidka Al-Raxma ee magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, oo dhawaan dab la qabadsiiyey dabaqiisa ugu saereeya, iyadoo la xiray ninkii falkaasi ka dambeyay kaasi oo sidoo kale horey isugu […]

12th March 2025 admin
Maxaa ku kalifay Wariyahan in ay xaaskiisa iyo caruurtiisa keliya kala shaqeeyaan idaacadiisa aadka looga dhageysto magaalada Baladweyne.?Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane

12th March 2025 admin
Madaxweyne Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyey degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane @HESaidADeni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay deegaannada Xaarxaar iyo Bandersalaama ee Gobolka Nugaal. pic.twitter.com/L2kvhwdGf4 — Puntland State House (@Plstatehouse) May 7, 2023 Madaxweynaha Dowladda #Puntland Ahna […]

12th March 2025 admin
Siyaasiintii Isaaq ee huuhaada ku noolaa ayaa maanta dadkoodii u diyaar garaynaya inay Somaliweyn ka mid moqdaan, ka dib markii looga adkaaday dagaalkii Sool Breaking News:Somaliland official Kaahin says that they have failed and should join Somalia as regional state.Somaliland suffered defeat in Laascaanood conflict and they failed to hold timely elections#Somalia #Somaliland pic.twitter.com/TrJcy15bPK — […]

12th March 2025 admin
Xaafuun: Kalluumaysato u dhimatay xaalado caafimaad oo ay badda kala kulmeen Laba kalluumaysato ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waay ay ku curyaameen dabayaaqadii bishii hore kadib markii ay quuseen biyaha badda si ay u kalluumaystaan xeebta degmada Xaafuun ee Puntland. Illaa hadda si cilmi ah looma xaqiijin waxa keenay dhimashada iyo curyaannimada qayb ka […]